15 arday dheeraad ah oo laga afduubtay Nigeria

0
480

Koox hubeysan ayaa Sabtidii gobolka Sokoto ee dalka Nigeria ka afduubatay 15 arday .
Khamiistii ayay ahayd markii 280 arday laga afduubtay dugsiga Kuriga ee magaalada Kaduna ee Nigeria.
Ciidamada militariga ayaa ka qayb qaadanaya dadaallada loogu jiro in la soo badbaadiyo ardayda ay afduubteen kooxaha hubeysan.