DHAGEYSO:Xarun dadka waaweyn wax lagu baro oo laga furay deegaanka Dadaab

0
270

Waxaa markii ugu horreysay laga hirgEliyay xeryaha qaxootiga ee Dadaab xarun si gaar ah ay wax ugu bartaan dadka waawayn ee aan horay fursad ugu helin tacliinta.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.