Wafdi ka socdo Israa’iil oo wada xaajood uga qayb galaya Qatar

0
122

Waxaa la filayaa in wafdi matalaya Israa’iil uu dhawaan gaaro dalka Qatar si ay u sii socdaan wada hadallada ku aaddan in xabbad joojin ay ka dhaqan gasho Qaza.
Wada hadallada ayaa toddobaadkii hore ka billowday caasimadda Faransiiska ee Paris waxaana dhexdhexaadinta qayb ka ah dowladaha Maraykanka, Masar iyo Qatar.
La-taliyaha dhanka amniga ee Israa’iil ,Tzachi Hanegbi ayaa sheegay inay jirto fursad loogu sii dhawaanaya in heshiis la gaaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here