Somaliland oo xukun ku ridday haweeney la sheegay inay Alle cayday

0
256

Maxkamadda degmada Hargeysa ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa xukun saddex sano oo xarig ah ku ridday haweeney la sheegay in Alle weyn ee khaaliqa ah ay cayday”.
Sidoo kale laba haween ah oo kale ayaa lagu riday xukun mid hal sano iyo lix bilood oo xarig ah kuwaas oo lagu helay falal dhaqan xumo ah.
Haweenkaan ayaa dhawaan waxaa gacanta ku soo dhigay booliska Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here