DHAGEYSO:Danyarta Dadaab oo codsanaya in lagu caawiyo afur iyo suxuur

0
543

Dadka danyarta ah ee aan haysan afur iyo suxuur ku filan ee ku nool xeryaha qaxootiga Dadaab ayaa codsaday in la soo caawiyo waxayna baaq u direen dadka Alle wax siiyay inay bishan Ramadaan ka soo farxiyaan
Maxamad Baaruud ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray