Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ku dhawaad 60 qof oo ilaa iyo hadda ku dhimatay dhulgariirkii Indonesia

Ku dhawaad 60 qof oo ilaa iyo hadda ku dhimatay dhulgariirkii Indonesia

Dhimashada ka dhalatay dhulgariirkii maalmo ka hor ku dhuftay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia ayaa gaartay ugu yaraan 56 qof.
Waxaa tirada dadka ku dhintay musiibadii dhacday Jimcihii, warbaahinta u xaqiijiyay maamulka wadankaas u qaabilsan maareynta musiibooyinka ee (BNPB).
In ka badan 820 qof ayaa ku dhaawacmay dhulgariirka oo uu cabbirkiisu ahaa 6.2 halka 15,000 kale ay ku barakaceen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments