DHAGEYSO:Aroos wadareed ka dhacay Garissa

0
272

Waxaa magaalada Garissa lagu qabtay aroos wadareed uu maalgeliyay barasaabka dowlad deegaankaasi Nathiif Jaamac Aadan halkaasi oo la isku meheriyay 43 wiilal iyo gabdho ah.
Guddoomiyaha Garissa Nathiif Jaamac ayaa faahfaahin ka bixiyay barnaamijkan iyo taageerada kale ee ay siinayaan qoysaska ay dhisayaan.