DHAGEYSO:Tartan Quraan oo lagu qabtay Abaqkoreey

0
134

Waxaa magaalada Abaqkoreey ee deegaanka Koonfurta Wajeer lagu qabtay tartanka Quraanka kariimka oo ay isugu yimadeen inta badan madaarista ka jira deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer sida uu faahfaahinaya Maxamad Baaruud Xuseen.