Waxaa lagu soo warramaya in ciidamada Israa’iil oo adeegsanaya taangiyada culus ee dagaalka iyo hub kale ay gudaha u galeen isbitaalka Nasser Hospital ee magaalada Khan Younis.
Tani ayaa timid ka dib markii saaka dadka ku jiray xaruntaasi caafimaad lagu amray in ay is kaga baxaan.