Wararka Kenya DHAGEYSO:Beeralayda tuulada Cabdi-waaqo ee Wajeer oo baaq u diray dowladda By star - February 6, 2024 0 181 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Beeralayda tuulada Cabdi-waaqo ee deegaan baarlamaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer ayaa dowladda ka codsaday inay ka haqab tirto baahi dhanka biyaha ah oo ay wajahayaan. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/02/Mucaawiye-Wajeer-1.mp3