Qeybo ka mid adeegyada ganacsi ee daruuriga ah ayaa sare u kac laga dareemayaa gudaha xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxaana ka mid ah barafka oo si aad ah loo isticmaalo xilliyadan oo kale kuleeylka jira dartii iyo soonka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Qiimaha qaar ka mid ah waxyaabaha inta badan xilliga Ramadaan la isticmaalo...