Maraykanka oo sheegay in gantaal Xuutiyiinta soo tureen ay ku soo rideen Badda Cas

0
237

Taliska dhexe ee militariga Maraykanka ee (CENTCOM) ayaa sheegay in markab dagaal uu Maraykanku leeyahay uu soo riday gantaal ay soo tuureen Xuutiyiinta dalka Yemen.
Gantaalka ayaa Maraykanka ku soo rideen Badda Cas.
Maraynkanka ayaa sheegay in weerarkaasi aysan waxyeelo ka soo gaarin.
Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa wacad ku martay inay weerarrada sii wadi doonto ilaa iyo inta Israa’iil ay ka joojinaysa duullaanka ay ka wado Qaza.