DHAGEYSO:Dadweynaha xaafadaha Mzuri iyo Kunaso ee Garissa oo biyo la’aan ka cabanaya

0
219

Dadweynaha ku nool xaafadaha mzuuri iyo kunaso ee waaxda waabari ee magaalada Garissa ayaa waxay ka cabanayaan biyo la’aan.
Waxay sheegeen inay biyo la’aan yihiin muddo 10 sano ah.
Qaar ka mid ah dadka ku nool xaafadahaasi oo warbaahinta la hadlay ayaa dareenkooda sidan u muujiyey.