DHAGEYSO:Gabadh u baahan in laga bixiyo qarashaadka dugsiga sare

0
146

Gabadh ka mid ah dadka qabo baahiyaha gaarka ah kana soo jeedo qoys danyar ah oo ku nool ismaamulka Wajeer ayaa bulshada ka codsatay inay ka caawiyaan qarashaadka tacliinta ee dugsiyada sare ka dib markii ay imtixaankii sanadkii hore ee fasalka sideedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da ay ka soo hooysay buundo dhan 363 dhibcood.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.

Si gabadhan loo caawiyo waxaa lagala xiriir karaa nambarka taleefoonka ee ah 0714198186