Dibadbaxyo ka dhacay Israa’iil

0
199

Kumanaan qof ayaa dibadbaxyo ka dhigay magaalada Tel Aviv ee Israa’iil.
Dadkan ayaa dalbanaya in si degdeg ah loo soo siidaayo shakhsiyaadka weli ku jiro gacanta ururka Xamaas ee Qaza.
Sidoo kale waxay doonayaan in Israa’iil ay ka qabsoonto doorasho lagu beddelaya xukuumadda Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu.