DHAGEYSO:Siyaasiyiinta Galbeedka dalka oo madaxweynaha ugu baaqay inuu ixtiraamo garsoorka

0
214

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Galbeedka dalka ayaa madaxweynaha wadanka William Ruto ugu baaqay inuu joojiyo dhaliilaha uu u jeedinaya waaxda garsoorka ee dalka.
Xildhibaanka deegaanka Lugari Nabii Nabwera iyo dhigiisa Bumula Jack Wanami Wamboka ayaa madaxweynaha kula taliyay in uunan dafirin go’aammada iyo amarrada maxkamadeed maadaama ay tani wadanka u horseedi karto qalalaase.
Sidoo kale waxay ka dalbadeen inuu hoos u dhigo canshuurta si loo yareeyo qiimaha sarreeya ee maciishadda.