DHAGEYSO:Raila Odinga oo dhaliil u jeediyay maamulka madaxweyne Ruto

0
171

Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ayaa dowladda talada wadanka haysa ku dhaliilay canshuurta la kordhiyay.
Xilli uu ku sugnaa ismaamulka Kakamega ee Galbeedka dalka ayuu Mr. Odinga madaxweyne William Ruto ugu baaqay inuu canshuurta hoos u dhigo.
Waxaa uu tilmaamay in tallaabadan ay keentay in waxyaabo badan ay qaaliyoobaan taaso culeysyo nololeed u horseedday kenyaanka.