Madaxweyne ku xigeenka dalka oo sheegay in la xasiliyay dhaqaalaha dalka

0
348

Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua ayaa shacabka Kenya u xaqiijiyay in sanadka 2024-ka uu noqon doono sanad ka wanaagsan midka dhamaaday xalay eee 2023-ka.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in madaxweyne William Ruto uu dhaqaalaha xasiliyay inkastoo caqabado ay jireen tan iyo markii uu xilka la wareegay.