DHAGEYSO:Olole ka dhan ah tacaadiga jinsiyadeed oo laga billaabay Isiolo

0
272

Waxaa ismaamulka Isiolo laga billaabay olole loogu magacdaray’Ongea Usikike’ oo ay micnaheedu tahay hadal ha lagu maqlee.
Arrintan ayaa looga gol-leeyahay in wax looga qabto xadgudubyada jinsiyadda ku saleysan ee halkaasi ka dhaco.