5 qof oo ku dhintay weerarro ka dhacay Uganda

0
293

Ugu yaraan 5 qof ayaa lagu dilay weerarro dhowr ah oo laga fuliyay gudaha dalka Uganda.
Waxaa dadkan ka mid ah hoggaamiye maxalli ah.
Weerarradan ayaa lala xiriirinaya fallaagada hubeysan ee ADF oo gacansaar la leh ISIS.
Falalkan ayaa abaare 10-kii habeenimo ee xalay laga soo tabiyay aagga Kyabandara ee degmada Kamwenge ee Galbeedka Uganda.