DHAGEYSO:Aadan Barre Ducaale oo ka hadlay koronto la’aanta saameysay ismaamulka Mandera

0
166

Wasiirka wasaaradda difaaca ee dalka Aadan Barre Ducaale oo booqday ismaamulka Mandera ayaa ka hadlay koronto la’aanta saameysay dowlad deegaankaasi, arirmaha nabadgalyada iyo dib u dhiska waddada isku xirta magaalooyinka Madogashe iyo Mandera.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa faahfaahinaya