Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Guddiga waddooyinka dalka oo baaritaano ku sameynaya goobaha ay ku badan yihiin...

Guddiga waddooyinka dalka oo baaritaano ku sameynaya goobaha ay ku badan yihiin shilalka

Guddiga waddooyinka dalka ayaa billaabay inuu dabagal dhanka hab-dhismeedka ah ku sameeyo meelaha ay inta badan ka dhacaan shilalka ee marinka Northern Corridor.
Tani ayaa timid ka dib markii ku dhawaad 4,000 oo qof ay sanadkan gudihiisa shilal ugu dhinteen Kenya.
Guddiga ayaa xusay in dabagalka uu sameynaya looga gol-leeyahay in la qaado tallaabooyin lagu yareyn karo dhacdooyinka shilalka.
Injineer Tom Omai, oo ka mid ah agaasimayaasha guddigan ayaa sheegay in tirada sarreysa ee shilalka ka dhacdo wadanka ay tahay mid walaac laga muujiyo sidaasi awgeedna la doonayo in wax laga qabto dhibaatadan.
Omai ayaa xusay in meelaha baaritaannada laga sameynaya ay ka mid yihiin Mombasa ilaa Malaba.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments