Hay’adda Laanqayrta Cas ee dalka ayaa sheegtay in xero ay ku sugan yihiin barakacayaal oo ku taalla dugsiga hoose dhexe ee gabdhaha ee Ceelwaaq oo ka tirsan ismaamulka Mandera laga soo tabiyay 21 kiis oo ah cudurka shuban biyoodka.
Waxay intaasi ku dartay in dugsigaasi uu hooy u noqday 162 qoys oo daadadka ku barakacay.
Caqabadaha halkaasi ka jiro waxaa ka mid ah nadaafad darro.