Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Qaar ka mid ah qoysaska ku barakacay IFO oo aan 3 isbuuc...

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah qoysaska ku barakacay IFO oo aan 3 isbuuc ka dib weli guriyahooda ku laaban

Waxaa toddobaadkii saddexaad guriyahooda ka maqan qaar ka mid ah qoysaskii ku barakacay daadadka saameeyay xerada qaxootiga ee IFO ee deegaanka Dadaab.
Qoysaskan oo hooy ka dhigtay mid ka mid ah dugsiyada xerada IFO ayaa sababta aynan weli ugu laaban guriyahooda ku sheegay inay ka dumeen guriyaha iyo musqullada.
Qaar ka mid ah dadkan oo u warramay Maxamad Baaruud Xuseen ayaa codsaday in musqullo loo dhiso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments