QM oo sheegtay in kumanaan qof ay weli halis ku wajahayaan Qaza

0
260

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegtay in  kumanaan qof ay weli  halis ku wajahayaan marinka Qaza.

Tani ayaa imaanaysa iyadoo  duqeymo ay Israa’iil halkaas dib uga  billowday  lagu dilay ugu yaraan  109 qof.