Dowladda oo shaacisay nambarka lagu soo gudbin karo xogaha Daadadka

0
263

Xarunta dhexe ee ka falcelinta xaaladaha degdegga ah ee roobabka El-Nino ayaa shaacisay in kenyaanka ay macluumaadka ku saabsan fatahaadaha ku soo gudbin karaan nambarka tooska ah ee 0800721571.
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran ayaa sheegtay in nambarkan si lacag la’aan ah lagu soo wici karo 24-ka saacadood ee maalinkii iyo toddobada maalmood ee isbuuca.