Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Sheekh Xasan Camey oo sheegay in xaalad aan wanaagsaneyn ay wali ka...

DHAGEYSO:Sheekh Xasan Camey oo sheegay in xaalad aan wanaagsaneyn ay wali ka taagan tahay waddada isku xirta Nairobi iyo Garissa

Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta wadanka ee NAMLEF laanteeda ismaamulka Garissa Sheekh Xasan Cabdullaahi Cameey ayaa sheegay in xaalad cakiran ay ka jirto waddada isku xirta magaalooyinka Nairobi iyo Garissa.
Waxaa uu dowladda dhexe ugu baaqay inay dhisto buundooyin si ay dadka ugu fududaato inay isaga kala gooshaan labada magaalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments