Bandow maalmo shaqeynaya oo looga dhawaaqay caasimadda India

0
445

Dowladda dalka India ayaa shaacisay in magaalada New Delhi uu habeen dambe abaare 10-ka fiidnimo ka dhaqan galaya Bandow.
Amarkan ayaa shaqeynaya ilaa 6-da aroornimo ee maalinka Isniinta.
Waxaa looga gol-leeyahay in lagu xakameeyo faafidda caabuqa corona.
Tani ayaa timid ka dib markii wadanka India 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay laga diiwaangeliyay in ka badan 200 oo kun oo ah xaaladaha cusub ee cudurka COVID-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here