Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Daanyeerre oo ka cabanaya saameynta daadadka

DHAGEYSO:Shacabka Daanyeerre oo ka cabanaya saameynta daadadka

Waxaa qaybaha kala duwan ee dalka laga dareemaya saameynta ka dhalatay daadadka yimid ka dib roobab culus oo da’ay welina socdo.
Meelaha ay cabashada ka soo yeeraysa waxaa ka mid ah deegaanka hoose ee Daanyeerre ee deegaan baarlamaneedka Balambala ee ismaamulka Garissa.
Aadan Ibraahim oo ka mid ah shacabka ku nool Daanyeerre ayaa warbaahinta Star u sheegay inay wajahayaan xaalado adag oo ay sababeen fatahaadaha sida waddooyinka oo xiran, shidaalka oo gabaabsi ah , qiimaha cuntooyinka iyo xoolaha oo sare u kacay iyo adeegga isgaarsiinta oo hooseeya wuxuuna baaq u diray madaxda la soo doortay , dowladda sare iyo midda ismaamulka Garissa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments