Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ganacsatada Garissa oo loogu baaqay inaynan qiimaha raashiinka qaali ka dhigin

DHAGEYSO:Ganacsatada Garissa oo loogu baaqay inaynan qiimaha raashiinka qaali ka dhigin

Guddoomiyaha rugta ganacsiga ee dalka laanteeda ismaamulka Garissa Maxamad Salaat Axmad ayaa ganacsatada Garissa ugu baaqay inay cuntooyinka kala duwan ay dadweynaha uga iibiyaan qiimihii hore oo iyagoo ka faa’iidaysanaya saameynta daadadka iyo jidadka xiran aynan ku qaaliyeyn qiimaha.

Shalay ayay ahayd markii barasaabka ismaamulka Garissa Nathiif Jaamac Aadan uu shaaciyay in ganacsatada sare u qaaday qiimaha cuntooyinka lagala laaban doonin shatiyadii ganacsi ee la siiyay , in gacanta lagu dhigaya si dacwad maxkamadeed loogu soo oogo sidoo kalena aan mar dambe loo oggolaan doonin inay ku ganacsadaan gudaha dowlad deegaankaasi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments