Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Fafi oo deeq waxbarasho siinaya ardaygii ugu horreeyay KCPE-da deegaankaasi

DHAGEYSO:Xildhibaanka Fafi oo deeq waxbarasho siinaya ardaygii ugu horreeyay KCPE-da deegaankaasi

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa, Saalax Yaaquub ayaa deeq waxbarasho oo afar sano ah u ballan qaaday ardaygii natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da ugu horreeyay dugsiyada deegaankaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments