Waxaa xafiiska barasaabka ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta gurmad ay ugu tala galeen dadka ay saameeyeen daadadka gaarsiiyay qaar ka mid ah soomaalida ku nool dowlad deegaankaasi.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.