Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Heshiiskii ay gaareen Israa’iil iyo Xamaas oo dhaqan galay

Heshiiskii ay gaareen Israa’iil iyo Xamaas oo dhaqan galay

Waxaa magaalada Qaza ee dalka Falastiin maanta ka dhaqan galay heshiis shaqeynaya afar cishe oo ay wada gaareen Israa’iil iyo ururka Xamaas.
Tani ayaa ku soo beegmaysa ka dib toddobo isbuuc oo ay socdaan duqeymaha Israa’iil ay ka fulinaysa halkaasi.
Israa’iil ayaa la filayaa inay maanta xabsiyadeeda ka siidayso maxaabiista Falastiiniyiinta ah halka Xamaas ay siidayn doonto maxaabiista ay gacanta uga dhigtay Israa’iil 7-dii bishii hore .
In ka badan 14,800 oo qof ayaa lagu dilay Qaza laga soo billaabo 7-dii Oktoobar ee sanadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments