Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ugu yaraan 61 qof oo ku dhintay daadadka saameeyay dalka

DHAGEYSO:Ugu yaraan 61 qof oo ku dhintay daadadka saameeyay dalka

Waxaa ilaa iyo hadda la xaqiijiiyay in 61 ruux ay ku dhinteen daadadka ka dhashay roobabka ee saameeyay qaybo ka mid ah wadanka.
Tiradan ayaa sii kordhi karto iyadoo roobab mahiigaan ah ay weli ka da’ayaan qaybo badan oo ka mid ah ismaamullada dalka.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in 8 kale wali la la’yahay.
Dowladda ayaa ka codsaatay dadka ku nool meelaha khatarta ah ee inay u guuraan meelaha nabdoon oo uu joogoodu sarreeyo si uusan saameyn daadadka ka dhasha roobabka.
Waxaa baaqan diray barasaabka ismaamulka Lamu Issa Timamy.

Dhanka kale, qaar ka mid ah qoysaska ay fatahaadu saameysay ee qaybo ka mid ah wadanka ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments