Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Eugene Wamalwa: Wax heshiis ah ma jiro doono ilaa mudnaanta la siiyo...

DHAGEYSO:Eugene Wamalwa: Wax heshiis ah ma jiro doono ilaa mudnaanta la siiyo hoos u dhigida qiimaha sarreeya ee maciishadda

Hoggaamiyaha xisbiga DAP-Kenya Eugene Wamalwa ayaa ku adkaystay in wax heshiis ah laga gaarin doonin wada hadallada qaran ee siyaasadeed, haddii warbixinanda la soo bandhigi doono aynan ku jirin hoos u dhigida qiimaha sarreeya ee maciishadda.
Mr. Wamalwa ayaa sheegay in maamulka Kenya Kwanza uu ku andacoonaya in qiimaha shidaalka ee sarreeya uu ka dhashay dagaalka Israa’iil iyo dhaqdhaqaaqa Xamaas ee dalka Falastiin.
Waxaa uu xusay in canshuuraha faraha badan ee lagu soo rogay batroolka ay sabab u tahay qiimaha sarreeya ee shidaalka.
Wamalwa ayaa ka codsaday madaxweynaha dalka William Ruto inuu wax ka barto waddamada dariska ah, kuwaas oo uu xusay in xakameeyeen qiimaha shidaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments