Waxaa magaalada Mombasa lagu soo dhaweeyay wiil dhallinyaro ah oo matalayay Kenya oo tartanka quraanka kariimka ee lagu qabtay dalka Kuwait ka galay kaalinta koowaad.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mombasa oo lagu soo dhaweeyay wiil tartanka quraanka ee lagu qabtay Kuwait...