DHAGEYSO:Shir looga tashanayay waxbarashada islaamiga ee dalka oo lagu soo gabagabeeyay Mombasa

0
163

Waxaa ismaamulka Mombasa lagu soo gabagabeeyay shir looga arrinsanayay horumarinta waxbarashada islaamiga ah sida uu faahfaahinaya Maxamad Cabdi Bootaan.