Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadweynaha Wajeer oo laga qayb geliyay hindise ku saabsan biyaha By star - November 15, 2023 0 224 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Shacabka ismaamulka Wajeer oo fursad loo siiyay inay aragtidooda ka dhiibtaan hindise sharciyeed ku saabsan maareynta arrimaha biyaha ayaa sheegay inay xeerkan taageerayaan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/11/Shacabka-Wajeer.mp3