Caalamka Israa’iil oo sheegtay in 2 askari looga dilay Qaza By star - November 15, 2023 0 318 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Militariga Israa’iil ayaa sheegay in labo ka mid ah ciidamadiisa lagu dilay Waqooyiga Qaza. Magacyada saraakiishan ayaa lagu kala sheegay Captain Omri Yosef David oo 27 sano jir ahaa iyo Captain Yedidya Asher Lev oo 26 sano jir ahaa.