13 qof oo lagu dilay magaalada Khan Younis

0
297

Duqeymo dhanka cirka ah oo ay Israa’iil ka fulisay magaalada Khan Younis ee Koonfurta marinka Qaza ayaa lagu dilay 13 ruux.
Weerarrada ayaa lagu bartilmaameedsaday guriyo la deggan yahay.
Tirada dhimashada ayaa horay ahayd 10 balse waa ay sii korortay.