Wararka Kenya DHAGEYSO:Farsamo yaqaannada guriyaha dhiso ee Mandera oo qiimaha kordhiyay By star - November 14, 2023 0 175 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadka ka shaqeeya dhisidda guriyaha ee magaalada Mandera ayaa shaaciyay inay kordhiyeen qiimaha lacageed ee adeegyadooda. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan ismaamulka Mandera ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/11/Cabdiqafaar-Mandera-1.mp3