DHAGEYSO:Natiijada imtixaanaadka xarumaha tacliinta islaamiga oo looga dhawaaqay Mombasa

0
158

Golaha horumarinta manaahijta waxbarashada islaamiga ah ayaa magaalada Mombasa uga dhawaaqay natiijada imtixaanka 7 ka mid ah ismaamullada dalka oo arday ka soo jeedo ay ka qayb galeen.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.