7 ka mid ah ciidamada Israa’iil oo weerar lagu dhaawacay

0
205

Waxaa lagu soo warramayaa in weerarro ay ka dhaceen xadka Lebanon iyo Israa’iil.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in weerar ay gaysatay kooxda Xisbullah lagu dhaawacay 17 qof oo 7 ka mid ah ay yihiin ciidamada qalabka sida ee Israa’iil.