Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:70 ka mid ah culimada diiwaangeliya guurka oo lagu dhaariyay Mombasa

DHAGEYSO:70 ka mid ah culimada diiwaangeliya guurka oo lagu dhaariyay Mombasa

Waxaa ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta lagu qabtay munaasabad lagu dhaarinayay culimo gaaraya 70 oo hoos tagaya xafiiska qaadiga guud ee dalka kuwaasoo qaabilsan diiwaangelinta guurka oo uu u soo idlaaday tababar qaatay afar cishe.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments