DHAGEYSO:Hay’adaha gargaarka oo ay caqabad ku noqotay inay gaaraan gudaha xeryaha qaxootiga Dadaab

0
209

Roobab culus oo maalmahan ka da’yay xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa ka dhashay daadad iyo fatahaado ballaaran oo saameyn ku yeeshay nolasha dadka ku nool xeryahaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan Dadaab ka soo diray