DHAGEYSO:Mombasa oo lagu qabtay aqoon iswaydaarsi lagu xallinaya burburka qoysaska

0
187

Waxaa ismaamulka Mombasa lagu qabtay aqoon iswaydaarsi uu soo qaban qaabiyay golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM kaasoo ku saabsanaa xal u helidda burburka qoysaska.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.