Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Roobab ka da’ay Dadaab oo saameyn yeeshay

DHAGEYSO:Roobab ka da’ay Dadaab oo saameyn yeeshay

Waxaa ay saameyn ballaaran oo dhanka waxbarashada, ganacsiga, dhaqdhaqaaqa bulshada , isku socodka gaadiidka iyo howlaha gargaarka ay ka dhalatay roobab culus oo ka da’ay deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa.
Meelaha ay saameynta ugu badan ka jirto waxaa ka mid ah xerooyinka qaxootiga ee IFO1,IFO2 iyo Dhagaxleey.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa goor sii horreysay arrintan faahfaahin naga siiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments