Weerarrada Israa’iil ay tan iyo 7-dii bishii hore ee Oktoobar ay ka wado Qaza ayaa waxaa ilaa iyo hadda lagu dilay ugu yaraan 10,022 qof oo Falastiiniyiin ah.
152 qof oo dheeraad ah ayaa lagu dilay Daanta Galbeed.
Dhanka Israa’iil tirada lagu dilay weerarkii ururka Xamaas ayaa ah in ka badan 1,400 .