DHAGEYSO:Waayeel aan aan cabashadiisa baahinay oo loo gurmaday

0
207

Samow Axmad Mooge oo ah aabe 90 sano jir ah oo cabashadiisa aan baahinay 31-dii bishii hore ayaa la gaarsiiyay gargaar iyo gurmad wanaagsan, iyadoo loo dhisay guri islamarkaana loogu deeqay raashin.
Aabahan soomaaliiyeed oo ku dhibaateysnaa xerada qaxootiga ee Xagardheer ayaa waxaa codsigiisa ka soo jawaabay muslimiinta Soomaaliyeed, isagoona ka mahadceliyay sida quruxda badan ee loo soo caawiyay.