DHAGEYSO:Dhallinyarada Waagberi oo muujiyay cabasho dhanka shaqaaleysiinta ah

0
176

Dhallinyarada degmada hoose ee Waagberi ee bariga ismaamulka Wajeer ayaa ka cabanaya qaabka loo maray shaqaaleysiinta dadka qaabilsanaan doono diiwaangelinta beeralayda.
Mid ka mid ah dhallinyaradan ayaa khadka taleefoonka ugu warramay Cabdiraxmaan Mucaawiye.